Dhambaalkii mucaashaqiinta !!!

Yuu dhibay jaceyl? Sheekooyin jaceyl? Bogga sawirada Waxbarashada!!!!! Bogga martida!!! Rayiga dadweynaha!!! Diini Dhambaalka mucaashaqiinta!! Waa maxay caafimaad? Heeso qoraal ah Aragtida dhabta ah!!! Photo

Bogga mucaashaqiinta!!!

Dhambaalkii mucaashaqiinta !!!

xili aay aad ugu mashquulsanaayeen dhamaan bulshada ku nool caasimada oslo ee dalka norwey ayay gabar soomaaliyeed siiday xogtay barbaarta wabka sheekeeye ayad oo ka cabaneysa dhibka uu u geysta wiilkii aay jeclaatay .

wabka sheekeeye ayaa ku canbaxday in aay barnaamijyaal kala duwan u sameeyso bulshada soomaaliyee meel waliba aay uga nool yihiin aduunka waxaana ugu magacdarnay barnaamijka

DHambaalkii mucaashaqiinta!!

gabadhii soomaaliyeed waxay tiraaday dhambaalkani waxaan uu noqonayaa kii ugu danbeeyay ee aan u diro wiilkii ila sameeyay jaceylkii qayanada waxaayna u qortay sidan

ku:ruuxii dhibkeygiyo dhaawaceyga aan garan

ka: miduu caashaq dhaansaday

dhowr saniyi maalmaan kuu

dhiibta gacantoo ku

dhahaayay I dhabiib

dhowr saniyo maalmaan

nafta ay u dhiidhisay

inuu cashqa sii dhicin

dhaaxaan dhambaalada

    dhiig ku soo qoraayoo

    adna aadan dheehanin

balse dhaawaceygiyo

dheefta caashaqaan rabo

rubadaada diidoo

midkalaad u roortee

caashaqii ku dheeshee

balse waxaa xusuus mudan

wakhtigaad u dhaamini

nabsi baad dhadhabatee

Ma aheen xogta aan ka soo aruurinay macaashaqiinta norwey waxaa sidoo kala jira wiil aan dadiisa ku qayaasayaya 28sano jir ilaa 30 waxuu yiraada malmahaan oo idil waxaan i haystay dhibaato iiga timaaday xaga jaceylka jaceylkana ma ahan mid liito balse soomaalida qurba joogta ahi magaranayaa dhibkiisa

inantaan u huray nafdeeda i

imeeysan hambeynine

hameegeyga waxuu rabay ma aay heensan waligeede

hawo aduun iyo hanti beey eryaneeysay

hadalkeyki hufnaayee c

aashaq uu ku haruubnaa

heli waayay nasib daro

hawo aanan arkeyn iyo

howraarbey ku dangiigtaa

hadalkeeda wacnaa

halka uu ku danbeeyo

hingaadshoo ila haaya.

W/D C/Casiis Aadan Faarah(black)

oslo norwey

waxii afkaartaada ah inooku soo gudbi

E-mail: asadyare181@hotmail.com

Insert Sub Header Here

Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.

Insert Another Sub Header Here